International Day For Disaster Risk Reduction. Halku dhiga: Maamul Wanaaga Maareynta Khatarta Aafada

Maalinta Caalamiga ah ee la tacaalida iyo yareynta khataraha Aafada. (International Day For Disaster Risk Reduction).

Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisey Hay'adda NADFOR ayaa waxa lagu qabtey Magaalada Hargeysa. Waxana kasoo qeyb galley Masuuliyiin ka socdey Xukuumadda & Hayadaha Caalamiga ah ee ay wada shaqeynta leeyihiin Hay'adda NADFOR.

Waxa kalle oo kasoo qeyb galley xafladaasi Madaxweyne ku xigeenka JSL & qaar kamid ah golaha wasiiradda.