Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL ayaa Gobolka Awdal iyo Degaanada hoos yimada gadhsiisay raashin dhan 4500 oo qoys. Waxa deeqdani soo bixisey Wadanka Sacuudiga .

 Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL ayaa Gobolka Awdal iyo Degaanada hoos yimada gadhsiisay raashin dhan 4500 oo qoys.
 Waxa deeqdani soo bixisey Wadanka Sacuudiga gaar ahaan Markaz Salman iyada oo loogu talo galley dadka danyarta ah ee ku dhaqan Gobalka.
  Xafiiska Warbaahinta NADFOR.