Hay'adda NADFOR ayaa degniin kasoo saartey Roobab Dabeylo wata oo la sheegay in ay kusoo wajahan yihiin Xeebaha Dalka JSL taariikhdu markey tahay 23 Nov iyada oo uga digtey Dadka degan Xeebaha Sanaag'

Waxa kalle oo ay digniin udirtey in ay ka foojignaadan mudada ay roobabku da'ayaan in ay iskaga durkaan.

Waxa kalle oo ay Hay'adda Fariin udirtey Doonyaha & Kalluumaysatada oo ay sheegtay in aanay gelin badda mudada ay roobabkasi da'ayaan.