Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey Degmada Sheikh oo ka tirsan Gobalka Saaxil deeqdaasi oo dhan 450 oo raashin ah oo loogu talo galay dadka Danyarta ah ee ku dhaqan Degmada Sheikh.

Waxana deeqdaasi kusoo deeqay MARKAZ SALMAN ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Xafiiska Warbaahinta NADFOR.