Gudoomiyaha hay,adda udiyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka mudane faysal cali sheekh maxamed ayaa maanta daah furay wajigii afaraad ee qaybinta raashinka xukuumada ugu tala gashey .

Gudoomiyaha hay,adda udiyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka mudane faysal cali sheekh maxamed ayaa maanta daah furay wajigii afaraad ee qaybinta raashinka xukuumada ugu tala gashey in la gaadh siiyo gobalada bariga Bulshadii ay abaaruhu sameyeen sool,sanaag,togdheer
Mudane faysal cali sheekh maxamed gudoomiyaha hay,adda nadfor ayaa ka waramey doorka xukuumadu ay ka qaadatey u gurmadka Bulshada aya sameynta ay ku yesheen abaarahu dhamaan gobalada jsl.
Wajigana uu yahay kii 4aad ee la gaadhsiiyo intii abaarahu jiran sanadkan gudihiisa .
Xamse cabdi qurbaani
Xafiiska warbaahinta hay,adda nadfor