Gudoomiyaha Hay'adda NADFOR oo shir la yeeshay Hay'adaha Caalamiga ah.

Gudomiyaha Hay’adda u diyaar Garowga Aafooyinka  iyo kaydka Raashinka Qaranka JSL, waxa uu shir la yeeshay hay’addaha caalamiga ee Aarimaha Bina Aadamtinimadda ka shaqeeya Halkaaso ay kaga wada hadleen  xaaladda abaared ee dalka ka jirta .

Shirkaas oo Ku dhacay hab online ah.

 

© NADFOR

      2022.