
Gudiga gurmadka abaaraha ee Gobolka Saraar ayaa 15/03/2022 kala diray 62 booyadood oo qayb ka ah gurmadka Biyo-dhaamiska ee xukuumaddu ka wado Gobolkan.
Gudiga gurmadka abaaraha ee Gobolka Saraar ayaa 15/03/2022 kala diray 62 booyadood oo qayb ka ah gurmadka Biyo-dhaamiska ee xukuumaddu ka wado Gobolkan.Waxa ay gaadhsiiyeen dadka Abaartu soo foodsaartay ee ku dhaqan Gobalka Saraar.