Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaranka ayaa Maanta kala direy kooxihu ugu horeyay ee ka hawl Galayey Qeybinta Deeq Raashin ah oo loogu Talo galey in la gaadhsiiyo dadki Abaartu sameysay ee Gobalada Bar

Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaranka ayaa Maanta kala direy kooxihu ugu horeyay ee ka hawl Galayey Qeybinta Deeq Raashin ah oo loogu Talo galey in la gaadhsiiyo dadki Abaartu sameysay ee Gobalada Bariga kuwaas oo ku jihaysan gobalka Sanaag.
Waxaana halkaasi maalinta beri ah ay ka Bilaabi Doonan Qeybinta Deeqdaasi Raashinka ah.
    ©️ NADFOR
       2022