Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo u Hogaaminayo Gudomiyaha Guddiddaasi Ahna madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa Kulan La Qaatey Masuuliyiinta Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwan Maxaliga ah .

Guddida  Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo u Hogaaminayo Gudomiyaha Guddiddaasi Ahna madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa Kulan La Qaatey Masuuliyiinta Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwan Maxaliga ah ee Somaliland Ka Hawl Gala, kulankaasi oo ahaa mid lagu Gorfaynaayay sidii laysaga kaashan-lahaa qorshayaasha loogu Gurmanayo dadka Abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan Somaliland.

©️ NADFOR
      2022