Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSLayaa bilowday rashinta qaybinta gobolka saaxil iyo degmooyinka hoosyimaada


 
Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka Jsl Ayaaa ka bilowday rashinta qaybinta gobolka saaxil iyo degmooyinka hoosyimaada raashin la gaadhiinayo dadka danyarta ah ee ku dhaqan gobolka saaxil.
Waxana goob joog ka ahaa badhasaabka gobolka iyo Isuduwaha hay'adda Nadfor iyo masuuliyiin kale.