Waxa Magaaladda Berbera ku Qabsomay Kulan Hawleed Khuseeyey Qiimeynta iyo Dib u eegista Wixii u Qabsoomay Hay'adda Maareynta Musiibooyinka iyo Kaydka Rashinka Qaranka JSL.

Waxa Magaaladda Berbera ku Qabsomay Kulan Hawleed Khuseeyey Qiimeynta iyo Dib u eegista Wixii u Qabsoomay Hay'adda Maareynta Musiibooyinka iyo Kaydka Rashinka Qaranka JSL,
    iyo Diyaarinta Qorshaha Hay'adda ee Shanta Sanno soo socda (2023-2027).