Saadasha hawada oo la sheegay in ay Roobab waaweyn oo daadad & Dabeylo wata ay ka di'doonan Gobalada Dalka

Waxa la rajeynaya sida saadashu ay sheegayso la filaya in maanta Gobalada Dalka ay roobab waaweyni ka da'aan. Waxaanu bulshada reer Somaliland ku baraarujinayna in ay taxadar badan sameeyaan kana fogaadan goobaha biyo Mareenada ah ama dooxyada udhaw.


© NADFOR
      2021