Manta oo ay ahayd Tarikhdu 13/10/2022 Waa malinta Loo asteyey. Malinta Calamiga ah ee yaraynta Khatarta Afadda Adunka . Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka ayaa qabatay xaflad lagaga Hadlayo Malinta

Manta oo ay ahayd Tarikhdu 13/10/2022 
Waa malinta Loo asteyey.
 Malinta Calamiga ah ee yaraynta Khatarta Afadda Adunka .

Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka ayaa qabatay xaflad lagaga Hadlayo Malintaas 
halkaas oo ay kaso qayb galeen dhaman hayadaha Calamiga ah ,xubno  Xukumada kasocda