Madaxweyne ku Xigeenka Qaranka JSL ayaa Xadhiga ka jaray Xarunta Keydka Raashinka Qaranka ee Magaalada Burco.

Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bakhaarka Kaydka Raashinka Qaranka oo Xukuumaddu ka hir galisay Magaalada Madaxda Gobalka Togdheer ee Burco. waxaana ka qayb galay xaflada xadhig ka jarka dhismaha qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Hay’adda NADFOR, Maayerka magaalada Burco & Badhasaabka Gobalka Togdheer. Waxaana ay ka warameen ahmiyada qaranka uu uleeyahay dhismahani.

©️ NADFOR
      2021