Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa Xadhiga ka jaray Xarunta Keydka Raashinka Qaranka ee Gobalka Saaxil.

Madaxweyne ku xigeenka JSL iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa Maalinimadi shalay ahayd Xadhiga ka Jaray Xarunta Keydka Raashinka Qaranka ee ay ku yeelan doonto Gobalka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera waxaana Munaasibadaasi kasoo qeyb galley Xubno  kamid ah Golaha Wasiirada, Maayerka Magaalada Berbera iyo Badhasaabka Gobalka Saaxil iyo Gudoomiyaha Hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka iyo Masuuliyiin kalle. Waxana loogu tallo galley in la dhigo Wixii raashin & Agab kalle ah.

 © NADFOR
      2021