Madaxweyne ku xigeenka JSl, Ahna Gudoomiyaha Guddida Abaaraha mudane,Abdiraxmaan saylici ayaa Manta kulan la yeeshay madax ka socota Dallada SONSAF IYO QAAR KA Mida Hoganka Warbaahinta Madaxa Banaan.

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Gurmadka Abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay  Madax ka socotay Dallada ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF iyo qaar kamid ah Hoggaanka Warbaahinta Madaxa Bannaan iyo Midda Dawliga ah.

    ©️ NADFOR
         2022