Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhisme cusub oo laga hirgaliyey Deegaanka Abaarso.

Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bakhaarka Kaydka Raashinka Qaranka oo Xukuumaddu ka hir galisay Caasimada Hargeysa gaar ahaan deegaanka Abaarso. waxaana ka qayb galay qaar kamid ah Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Hay’adda NADFOR. waxa kale oo ay ka warameen ahmiyadda qaranka uleeyahay dhismahan cusub ee laga hirgeliyey Deegaanka Abaarso.

@ NADFOR
      2021