Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bakhaarka Kaydka Raashinka Qaranka oo Xukuumaddu ka hir galisay magaalada Gabiley.

Madaxwayne Ku Xigeenka JSL ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Bakhaarka Kaydka Raashinka Qaranka oo Xukuumaddu ka hir galisay magaalada Gabiley. Waxaana ka qayb galay xaflada xadhig ka jarka dhismaha qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Maayerka Degmada Gabiley, Badhasaabka Gobalka iyo Guddoomiyaha Hay’adda NADFOR. Waxaana ay ka warameen ahmiyada qaranka uu uleeyahay dhismahani.

   ©️ NADFOR
        2021