Kulan soconayey muddo laba malmood ah ayaa maanta lagu soo gabagabeyey magaalada Hargeisa kulankaas oo kusaabsana isku xidhka Hay'adaha Dawlada & kuwa Caalamiga ah .

Kulan soconayey muddo laba malmood ah ayaa maanta lagu soo gabagabeyey magaalada Hargeisa kulankaas oo kusaabsana isku xidhka Hay'adaha Dawlada & kuwa Caalamiga ah kulankaas oo daarana sidii loogu shaqeynlaha Qorshaha Gurmadka Qaranka ayaa lagu gabagabeyay Magaalada Hargeisa.
Waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiinta Hay'adda NADFOR iyaga oo ka waramay ahmiyadda uu laha tababarkan socday mudada labada cisho ah.