Kulan lagaga wada hadlayay sidii loga taashan laaha isku xidhka hay'addaha dawlada, iyo Sidii si wada jira loo maraynlaaha ,Aafooyinka dalka ka dhaca ayaa manta ka dhacay Hotel mansoor ee magalada har

Kulan lagaga wada hadlayay sidii loga taashan laaha isku xidhka hay'addaha dawlada, iyo Sidii si wada jira loo maraynlaaha ,Aafooyinka dalka ka dhaca ayaa manta ka dhacay Hotel mansoor ee magalada hargeisa.
Waxana Qayb Ka ahaa hay'addaha lamaha dawlada ay wada shaqeeyan.