Hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka & Hay'adda Qaxoontiga & Barakacayaasha ayaa deeq tawaangida biyaha lagu cabo gadhsiisay degmada maxamed mooge

Hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka & Hay'adda Qaxoontiga & Barakacayaasha ayaa deeq tawaangida biyaha lagu cabo oo tiradoodu ay dhan tahay 100 taangi ayaa loo qaybiyey 100 qoys  & Solarta guryaha lagu iftiinsado 200 si wada jirra ugu qeybiyey dadweyga Barakacayaasha eè ku dhaqan Degmada Maxamed Mooge ee danyarta ah.  
Waxaana goobta lagu qeybinayey goob joog ka ahaa Hay'adda UNDP xafiiskeda Hargeysa oo deeqdaasina bixisey.

   ©️ NADFOR
         2022