hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa deeq Raashina kala wareegaty boqortoyada sucuudiga taaso logu talaglay dadka ay abaaruhu sameyeen.

Hay'adda U diyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka qaranka oo furtey wejigii 2aad ee mashaaruuca qaybinta raashin dhan 2100tan.
deeqdaas raashinka waxa bixisay boqortoyada sucuudiga