
Hay'adda U diyaar Garowga Aafooyinka keydka raashinka oo si Wada qaybinta raashinka La siinayo dadka ay abaaruhu sameyeen ee degaanada hoos yimada Gobolka gebilay ayaa deeqdan la gadhsiisay.
Hay'adda U diyaar Garowga Aafooyinka keydka raashinka oo si Wada qaybinta raashinka La siinayo dadka ay abaaruhu sameyeen ee degaanada hoos yimada Gobolka gebilay ayaa deeqdan la gadhsiisayBoqortoyada sucuudiga ayaa bixisay iyadoo kashanaysa hay'adda NAdFOR.
degaanada la geeyay ayaa kala ah.
Geed abeer 80 qoys
Kaam barwaaqo 100 qoys
Taysa 120 qoys
I jaara 125 qoys
Qawdhan 50 qoys