
hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashin qaranka ayaaa deeq raashin ah gaadhsiisay gobolka daad madheedh
hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashin qaranka ayaaa deeq raashin ah gaadhsiisaygobolka daad madheedh
gaar ahaan goobaha la gaadhsiiyay waxa ka mid ah
1:Haro sheakh 150 qoys
2:Ceel Bilcinle 70 qoys
3:Balli Cilmi 70 qoys
4:Gorayo Ood 80 qoys
5:Ceeg 80 qoys
6:Cali Faarax 90 qoys