Hay'adda NADFOR Waxay Deeq Raashin Ah markalle Gaadhsiisay Xarunta Raywan oo Lagu Daryeelo Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba 21 Nov 2021

Hayada Udiyaar-garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranku Waxay Deeq Raashin Ah markalle Gaadhsiisay Xarunta Raywan oo Lagu Daryeelo Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba.
Deeqdan oo dhameyd 103 Qoys oo raashin ah Waxaana Deeqdaasi Kale Wareegay Masuuliyiinta Xarunta Raywan
Iyagoona uga mahad naqey deeqdan Raashinka ee Hayada NADFOR soo Gaadhsiisey.

© NADFOR
2021