Waxana kulankaasi kasoo qeyb galley Hay'adaha Dawladda kuwa Caalamigaha ah & kuwa maxaliga ah ee ka hawl galla gudaha Somaliland.Waxana kulankaasi furey Gudoomiyaha Hay'ada NADFOR Mudane Faisal Ali Sheikh.