Hay'adda NADFOR ayaa Tababar ufurtey qeyb kamid ah Shaqaale weynaha Hay'adda & Qeybo kamid ah Wasaaradaha ay wada shaqeynta leeyihiin.

Hay'adda NADFOR ayaa Tababar uqabatey qeyb kamid ah Shaqaale weynaha Hay'adda NADFOR & Qeybo kamid ah Wasaaradaha Ay wada Shaqeynta dhaw la leeyihiin & Xubno kasocda Gobalada Awdal, Saaxil & Sanaag.
Tababarkaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loogu wacyi gelin lahaa Yareynta Khataraha Masiiboyinka Dabiiciga ah & Maamulidooda.

© NADFOR
     2020