Hay'adda NADFOR ayaa Soo qaban qaabisey kulan lagu lafa gurayo Qorshaha Keydka Raashinka Qaranka ee JSL

Hay'adda NADFOR ayaa Soo qaban qaabisey kulan lagu lafa gurayo Qorshaha Keydka Raashinka Qaranka ee JSL. Kulankaas oo maalinti shalay ka qabsoomey magaalada Hargeysa oo ay kasoo qeyb galeen Hay'ado Caalamiya & Kuwo Maxaliya.

© NADFOR
    2021