Hay'adda NADFOR ayaa safarada dalka taiwan ee ay ku leedahay somaliland kala waregtay deeq raashina.


Hay'adda NADFOR ayaa Safaarada Dalka Taiwan ee ay ku leedahay somaliland kala wareegtay deeq raashin ah oo ay ugu deeqen shacabka jamhuuriyadda Somaliland.

© NADFOR
      2021