Hawshani waxay qeyb katahay qorshaha dadaalka Maamul daadajineed' halkaas oo gobalada iyo Degmooyinka waaweyn lagula wadaagi doono qorshayaasha heer qaran ee ay fulintooda door muhiimo ku leeyihiin degmooyinkani.