Hay'adda NADFOR ayaa kulan wadatashi & Isxogwareysi isugu yeedhay Hay'adaha dawlada, Kuwa Caalamiga ah & kuwa maxaliga ah ee ay wada shaqeynta dhaw leeyihiin

Hay'adda NADFOR ayaa kulan wadatashi & Isxogwareysi isugu yeedhay Hay'adaha dawlada, Kuwa Caalamiga ah & kuwa maxaliga ah ee ay wada shaqeynta dhaw leeyihiin. Halkaas oo looga wada arinsanayo sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha shaqo.


© NADFOR
     2021