
Hay'adda NADFOR ayaa deeq raasin ah gaadhsiisey Degmada Mandheera ee gobalka Saaxil
Hay'adda NADFOR ayaa Deeq Raashin ah gaadhsiisey Gobalka Saaxil gaar ahaan Deegaanada hoos imaada Degmada Mandheera halkaas oo ay ka da'een roobabki Dabeylo watey ay waxyeeleyeen ee ku dhaqana tuulooyinka Abdaal, Laforuug, Daray godle, & Xabaalo tumaale, waxaana deeqdaasi ka gudoomey Badhasaabka Gobalka Saaxil & Masuuliyinta Degmada Mandheera .© NADFOR
2021