Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey degmada Go'da weyn oo ka tirsan Gobalka Saaxil deeqdaasi oo dhameyd 250 qoys oo raashin ah oo loogu talo galay dadka Danyarta ah ee ku dhaqan .

 Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey degmada Go'da weyn oo ka tirsan Gobalka Saaxil deeqdaasi oo dhameyd 250 qoys oo raashin ah oo loogu talo galay dadka Danyarta ah ee ku dhaqan Degmooyinkaasi.
 Waxana deeqdaasi kusoo deeqay MARKAZ SALMAN ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
 																								<style> .video-container3{position:relative;padding-bottom:56.25%;margin-top:15px;padding-top:30px;height:0;overflow:hidden}.video-container3 embed,.video-container3 iframe,.video-container3 object{position:absolute;top:0;left:0;width:100%;height:100%} </style>

<div class=