Hay'adda NADFOR ayaa Deeq Raashin ah gaadhsiisey Dadki roobabki Dabeylaha watey ay waxyeeleyeen ee Magaalada Hargeysa gaar ahaan Degmooyinka Maxamed Mooge & Degmada 31 May

Hay'adda NADFOR ayaa Deeq Raashin ah gaadhsiisey Dadki roobabki Dabeylaha watey ay waxyeeleyeen ee Magaalada Hargeysa gaar ahaan Degmooyinka Maxamed Mooge & Degmada 31 May. Halkaas oo loogu qeybiyey raashin & Bacco loogu talogalley in ay roobka ka celiyaan.

© NADFOR
     2021