Hay'ada Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka & Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaranka ayaa maanta kala direy kooxihu ugu horeyay ee ka hawl galayey qeybinta Deeq raashin ah

Hay'ada Udiyaar garowga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka & Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaranka ayaa maanta kala direy kooxihu ugu horeyay ee ka hawl galayey qeybinta Deeq raashin ah oo loogu talo galey in la gaadhsiiyo dadki Abaartu sameysay ee Gobalada Bariga kuwaas oo ku jihaysan gobalka Sanaag. 
Waxaana halkaasi maalinta beri ah ay ka bilaabi doonan qeybinta deeqdaasi raashinka ah.

    ©️ NADFOR
         2022