Hayada Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisey Xarunta Lagu Daryeelo Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Markis Salaaxu Diin.

Hayada Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisey Xarunta Lagu Daryeelo Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Markis Salaaxu Diin.
Waxaana Deeqdaasi Dhameyd 102 Qoys Waxaana Deeqdaasi Wareejiyey Isu Duwaha Hayada NADFOR ee Gobalka Maroodi Jeex yuusuf Daaud.
Gudoomiyaha Xarunta Daaweynta Dhimirka ee Salaaxudiiin oo Deeqdaasi Kala Wareegay masuuliyiinti siday ee Hayada NADFOR ayaa uga mahadceliyey deeqdaasi ay soo gaadhsiisey isaga oo sheegay in ay kusoo beegantay xilli Baahi weyn loo qabey deeqdaasi raashinka ah.

© NADFOR
      2021