haya'adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka qaranka ayaa deeq Raashina gadhsiisay dadka baahiyaha gaarka ah leh

Hay'adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ayaa Deeqo raashin ah gaadhsiisey dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee caasimada hargeysa Deeqdaasi oo ay soo bixisay Dawlada Qatar.