
Gudoomiyaha hay’adda udiyaar garawga aafooyonka iyo kaydka raashinka qaranka ayaa soo xidhay Kulan socday laba casho. Waxaana kulankaasi lagu lafa gurayay qorshaha shanta sano ee soo socda hay’adda
Gudoomiyaha hay’adda udiyaar garawga aafooyonka iyo kaydka raashinka qaranka ayaa soo xidhayKulan socday laba casho.
Waxaana kulankaasi lagu lafa gurayay qorshaha shanta sano ee soo socda hay’adda lagu hagi doono iyo qorshihii hore ugu hirgalay.