Gudoomiyaha Hay’adda NADFOR Ayaa Shirgudominayay Shir ay iskugu yimaadaan Hay’addaha Caalamiga ah, kuwa Qaramadda Midoobay, iyo kuwa Maxaliga ah halkaas oo lagaga wada hadlay Xaaladda Abaareed.

Gudoomiyaha Hay’adda NADFOR ayaa Shirgudominayay  Shir ay iskugu yimaadaan Hay’addaha Caalamiga ah, kuwa Qaramadda Midoobay, iyo kuwa Maxaliga ah halkaas oo lagaga wada hadlay Xaaladda Abaareed, Gurmadka Socda, iyo Sidii la iskugu xidhi lahaa Gargaarka iyo Gurmadka la siinayo Dadka ay Saameeyeen Abaaruhu. 
Shirka waxa la isku dhaafsaday Xogo la xidhiidha Hawlaha Gurmadka ee ay Waddo Dawladdu iyo kuwa ay Qorsheynayaan Hay’addahu.
Shirkaasi oo U Dhacay Hab Onlina ah

   ©️ NADFOR
       2022