Gudoomiyaha Hay'adda NADFOR ayaa kormeer ku tagey Magaalada Berbera.

Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hay'adda NADFOR ayaa soo kormeeray halka uu marayo Dhismaha Xarunta Keydka Qaranka oo laga dhisey Magaalo Madaxda Gobalka Saaxil ee berbera.

© NADFOR
      2021