Gudida joogtada ah ee golaha guurtida JSL ayaa kormeer ku tagey Xarunta Hay'adda NADFOR

Gudida joogtada ah ee golaha guurtida JSL ayaa kormeer ku tagey Xarunta Hayada Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka.
Waxaaney Gudoomiyaha Hay'ada Ka Xog-wareysteen waxyaabaha U qabsoomey Hay'ada Iyo adeegyada ay Qaranka u qaabilsan tahay.
Waxa kale oo ay soo kormeereen qaybaha kale duwan ee Hay'ada Udiyaargarawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka qaranka ay ka kooban tahay.

© NADFOR
    2021