Guddida Gurmadka abaaraha oo sii wada qaybinta Raashinka ayaa deeq Raashina gadhsiisay degaanda hoos yimada Gar adag.

Guddida Gurmadka abaaraha oo kaashanaysa hay'adda udiyaar garwoga Aafooyinka iyo keydka raashinka qarana ayaa iyaga oo si wada qaybinta raashinka Gobolada bariga ayaa deeq raashina gadhsiisay degaanada hoos yimada Gar adag
halkas oo deeqda la siin doono dadka abartu samaysay.