Guddida Gurmadka abaaraha ayaa daah-furay wejigii 3aad ee qaybinta raashinka dadka abaartu sameyeen.

Gudidda Gurmadka abaaraha ee heer qaran Ayaa daah -furay wajigii 3aad ee qaybinta Raashinka xukuumadu ugu Tala gashay in la gaadhsiiyo gobalada bariga bulshadii ay sameynta ku yesheen abaarahu.
Waxana lagu daah-furay gobolka Togdheer