Deeq raashin ah oo Hay'adda NADFOR ay gaadhsiisay Magalada Wadamo 'goo.

Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashin ah soo gaadhsiiyey dadki dhibaatadu kasoo gaadhey roobabki Dabeylaha watey ee ka da'ay Magaalada Wadaamo Go. Iyada oo la gaadhsiiyey raashin cadadkiisu dhan yahay 250. Waxaana halkaasi ka hadley Gudoomiyaha Hay'ada NADFOR & Madaxda Gobalka Saraar.

© NADFOR
      2021