Boqortoyadda sucuudiga ayaa deeq raashina gaadhsiisay gobolk Hawd deeqdaas oo dhamayd 900 qoys.

Boqortoyadda sucuudiga ayaa deeq raashina gadhsiisasay gobolka Hawd iyo degaanada hoos yimadda 
deeqdaas oo dhamayd 900 qoys ,  deeqda waxa logu talagalay  dadka abaaruhu samayeen