Boqortoyada sucuudiga ayaa deeq raashina Gadhsiisay gobolka gebilay iyo degaanda hoos yimad dadka ay abaaruhu sameyeen.

Boqortoyadda sucuudiga ayaa deeq raashina gadhsiisay Gobolka gabilay iyo deeganad hoos yimadda deeqdaas oo logu talagalay dadka ay abaaruhu sameeyeen .
deeqdan ayaa la gadhsiin doona dhamaan gobolada somaliland
Dawlad Sucuudiga ayaa marar badan noo fiidisa mucawanad abiladantimada ah .