Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL  oo sii wada raashin qaybintii  ayaa raashin gaadhsiisay deegamada hoosyimada degmada gar_adag.

Deegamadas oo kala ah.
1: karalsharka    100 qoys.
2: tuurA                60 qoys.
3: war dheer        40 qoys.
4 :shiisha             50 qoys.