700 oo qoys ayaa hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranku gadhsiiyeen degmada cadadley ee gobolka maroodi jeex. deeqda waxa bixisay boqortoyada sucuudiga.

700 oo qoys ayaa hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranku gadhsiiyeen degmada cadadley ee gobolka maroodi jeex.
deeqda waxa bixisay boqortoyada sucuudiga
deeqdan ayaa waxa logu talagalay dadka abaartu samaysay ee tabalaysan