
310 qoys ayaa lagadhsiiyay deeq raashin ah oo ay bixisay gudida abaraha heer qaran oo kaashanaysa hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka QarankaJSL deegaano hoos yimada bobolka burco
310 qoys ayaa lagadhsiiyay deeq raashin ah oo ay bixisay gudida abaraha heer qaran oo kaashanaysa hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka QarankaJSL deegaano hoos yimada bobolka burco oo ay kamid yihiin1. duruqsi
2. nasiye
3. balli dhiig
deeqdan ayaa logu talagalay dadka abaartu samaysay