Wefti uu hogaaminayey Madaxa Hay'ada WFP ee Somaliland & Somalia Mr. El-Khidir Daloum ayaa maanta shir la yeeshay Gudoomiyaha Hay'ada NADFOR Mudane Faisal.Ali Sheikh waxaana ayaa kawada hadlen Qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin qodobadan soo socda:- 

1. Sidii loo xoojinlahaa wada shaqaynta dhaw ee ka dhaxaysa NADFOR iyo WFP.
2. Waxaa kaloo ka wada hadleen xaalada Abaareed ee wadanka kajirta iyo sidii wax looga qaban lahaa.
3. Qorshaha wax ka qabashada Abaaraha ee  Somaliland  iyo qaabkii ay NADFOR iyo WFP isaga kaashan lahaayen.

    ©️ NADFOR
        2022